Posts

Talo bixin cudurka HIV |Aids

Add caption Munaasabada Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka AIDS ka oo ku asteysan 1st December ayaa Uga qeybgaley Magaalada Baydhowa Waxaana qabatey wasaaradda caafimaad Dowlad Goboleedka KGS.  waxaana munaasabada lagu direy fariin wacyigalineed ee kusaabsan iska ilaalinta cudurkan, iyo wacyigalinta iyo xanaaneynta dadka la il daran, anigu waxaan jecleystey qoraalkan yar inaa kusii biiriyo si dad badan oo Social mediaheyga ku xiran ee fariintan u aqristaan waxbadan ee uga faa’ideystan cilmi ahaan Maadama aan ka mid ahey bahda Caafimaadka.  Add caption Waa maxay HIV? HIV waa magaca fayraska iyo jirrada ay sababto. Muxuu HIV ku sameeyaa jirka? HIV wuxuu weeraraa habdhiska difaaca. Habdhiska difaaca wuxuu la dagaalamaa infakshanka wuxuuna kaa difaacaa inaad bukooto. HIV ayaa ka dhiga habdhiska difaaca daciif kumana difaaci karo. Haddii aadan qaadan daawada HIV, aad ayaad u jiran kartaa. Maxey ku kala duwan yihiin HIV iyo AIDS? HIV...
Recent posts